DEEPEST BOREHOLE IN SOMALIA – QARXIS BOREHOLE 750M
Ceelka ugu dheer Soomaaliya oo dhererkiisu yayay 750m ayaa maanta laga bilaabay Tuulada Qarxis, Degmada Eyl, Gobolka Nugaal, Puntland Somalia. Ceelkan oo ay maalgalisay Hay’adda UNICEF, waxa fulinaya Shirkada Ceelasha dhaadheer ee #NugaalInc.
Project: Groundwater Mapping for Climate Resilient, Drilling of Exploration Borehole.
Location: Qarxis, Eyl, Nugaal, Puntland, Somalia
Funded: UNICEF Innovation Fund 
Year 2024

Scroll to Top